Testimonials

We're Building Modern And High Software!

Abdirahman Moalim

Waxaan ku noolahay waddanka UK, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo Forex waxba ka aqoon, waxaan ahaa shaqaale u shaqeeya qof kale riyadiis, balse hada waxaan ahay qof u shaqeeya riyadiisa. Waxaan ka soo shaqeeyay shaqooyin kala duwan balse wali kama shaqayn shaqadan shaqo lamid ah Forex waxa ay badashay Noloshayda. Waxaan ka maarmay in aan shaqeeyo, waxaan daboolay baahidii qoyskayga, waxaan ka iibsaday baabuur raaxaa. Sirta suuqan waxaan ka bartay Darwiish Academy.

Idil Mowliid

Waxaan ku noolahay Somaliland Hargeisa, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo Forex waxba ka aqoon, waxaan ahaa shaqaale saacad cayiman ku shaqeeya balse hada waan ka maar-may in aan shaqo danbe ka shaqeeyo. Sirtii suuqa markaan fahmay waxaan awood u yeeshay in aan suuqan lacag ka sameeyo, waxaana iska fasaxay shaqadii aan ka shaqaynayey. Fursadan waxa ay i siisay xoriyad dhaqaale iyo mid wakhtiba. Waxaan hada la noolahay riyadii aan ku naaloon jiray waxaan ka iibsaday baabuur, waxaana daboolay masuuliyadii qoyskeyga iga saarnayd.

Abdirizak Ragge

Waxaan ahay arday ku nool Bangladesh, waxaan Darwiish Academy ku soo biiray anoo Forex waxba ka aqoon maantana waxaan ahay khabiir suuqan iskii uga shaqaysta. Waxaan ahaa arday la biilo oo jaamacadiisa iyo noloshiisaba loo qabo balse hadda waxaan ahay qof xora oo masuuliyada noloshiisa ka masuul ah. Anaa is biila oo isku tiirsan. Waxaan ahay maanta qof aan ka wel-welayn lacag. Sirta suuqana waxaan ka bartay Darwiish Academy anoo adeegsanaya Darwiish Strategy. Ogow Forex adaa u baahan ee kuuma baahna.

Sadiiq Mowliid

Waxaan ku noolahay Somaliland Hargeisa, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo Forex waxba ka aqoon waxaana fursadan ila wadaagtay walaashey qaaliya Idil Mowliid oo aad ii gacan qabatay. Maanta waxaan ahay qof nolosha hami fog ka leh fursadana faa'iido fiican ka sameeyay. Waxaan ka iibsaday baabuur noloshaydana waan ka biishaa. Waxaana adeegsadaa cilmagaan ka bartay Darwiish Academy iyo Darwiish Strategy.

Hamda Queen

Waxaa ku noolahay Dubai, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo forex dhowr bilood ku jiray oo aan sirta suuqan fahamin, nasiib wanaag markaan machadkan ku soo biiray waxaan fahmay waxaanan horay u fahamsanayn. Maanta waxaan ahay ardayad iskeed wax u falanqaysata suuqana si joogtaa lacag uga samaysa. Waxaana bartay qaab dhismeed-ka suuqa iyo calaamadihiisa anoo adeegsanaya Darwiish Strategy.

Abdisalaam

Waxaan ku noolahay Turkey, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo suuqan ku wareersan sirtiisana aan wali fahmin. Nasiib wanaag waxaan ka faa'iidaystay cilmiiga dhex yaala Darwiish Academy, maanta waxaan ahay qof xora oo aan cidna u shaqayn iskiisna uga shaqeysta suuqan Forex anoo adeegsanaya Darwiish Strategy. Waxaan aad u fahmay qaab dhismeedka suuqa iyo calaamadaha uu sameeyo.

Sadiiq

Waxaan ku noolahay Somalia Galkacyo, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo forex muddo ku jiray sirtii suuqana aan aad u famsanayn. Nasiib wanaag markaan machad-Kan ku soo biiray waxaa ka helay siro badan oo aan horay u famsanayn. Maanta waxaan ahay qof kalsooni ku qaba falanqayntiisa uu sida joogtada ah u sameeyo anoo adeegsanaya Darwiish Strategy.

Ayaan Maxamuud

Waxaan ku noolahay Somalia Gaalkacyo, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo suuqan muddo ku jira balse aan wali fahmin falanqaynta suuqa iyo qaab dhismeedkiisa. Nasiib wanaag maalintaan ku soo biiray Darwiish Academy waxaan si qoto-dheer u fahmay qaab dhismeed-ka suuq iyo sida loo taxliiliyo suuqa. Maanta waxaan ahay ardayad ku kalsoon falanqaynta ay samayso kuna faa'iida anoo adeegsanaya Darwiish Strategy.

Abdirahman Moalim

Waxaan ku noolahay UK, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo Forex waxba ka aqoon, waxaan ahaa shaqaale u shaqeeya qof kale riyadiis, balse hada waxaan ahay qof u shaqeeya riyadiisa. Waxaan ka soo shaqeeyay shaqooyin kala duwan balse wali kama shaqayn shaqadan shaqo lamid ah Forex waxa ay badashay Noloshayda. Waxaan ka maarmay in aan shaqeeyo, waxaan daboolay baahidii qoyskayga, waxaan ka iibsaday baabuur raaxaa. Sirta suuqan waxaan ka bartay Darwiish Academy.

Nasra

Waxaan ku noolahay Sweden Stockholm, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo Forex waxba ka aqoon. Alhamdulillah hada waxaan ahay ardayad fahamsan wax aysan horay u fahamsanayn. Machadkan waxaan ka bartay sirta suuqa Forex, hada waxaan ahay ardayad samaysata falanqaynteeda anoo adeegsanaya Darwiish Strategy.

Abdirahman

Waxaan ku noolahay Somalia Hargeisa, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo aad u famsanayn sirta suuqa Forex. Alhamdulillah maanta waxaan ahay qof iskiis uga shaqaysta suuqan anoo adeegsanaya Darwiish Strategy, waxaan wax ka badalay noloshii qoyskeyga iyo taydaba.

Jaylaani

Waxaan ku noolahay Germany, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo Forex waxba ka aqoon. Alhamdulillah hadda waxaan ahay shaqsi iskiis uga shaqaysta suuqan fahmayna sirta suuqan. Waxaan adeegsadaa aqoonta aan ka bartay machadka iyo Darwiish Strategy.

Mohamed

Waxaan ku noolahay Sout Africa, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo forex wax ka fahamsan balse wax badan iskaga kay dhex yaacsan-yihiin oo aan fahamsanayn sirta suuqan iyo qaab dhismeedkiisa. Nasiib wanaag maanta waxaan ahay qof xora oo suuqan ka shaqaysta Faa'iido joogtaana ka sameeya anoo adeegsanaya Darwiish Strategy.

Rahma

Waxaan ku noolahay China, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo Forex waxba ka aqoon. Alhamdulillah maanta waxaan ahay qof xora Faa'iido joogtaana ka sameysa suuqan , anoo adeegsanaya Darwiish Strategy iyo aqoontaan ka bartay machadka.

Qeyre

Waxaan ku noolahay South Africa, Markaan machadkan ku soo biiray waxaa fahmay wax badan oo iga daboolnaa. Alhamdulillah maanta waxaan ahay arday si joogtaa u falanqeeya suuqan Faa'iidana ka sameeya anoo adeegsanaya Darwiish Strategy.

Ali Mohamed

Waxaan ku noolahay Somalia Muqdisho, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo Forex wax ka fahamsan. Machadkan waxa aan ka bartay waxaanan horay u aqoon oo igu cusub, waxaan fahamay guud ahaanba qaab dhismeedka suuqa iyo falanqaynta lacagaha anoo adeegsanaya Darwiish Strategy.