Darwiish Academy waxaa kuugu diyarsan casharo taxanaa oo ku siinaya xog buuxda iyo sirtii suuqa Forex.
Asaasiyaad
Qaybtan waxaa kuugu diyaarsan casharo asaasiyaad ah oo taxanaa kuna siinaya xog buuxda oo ku saabsan bilowga suuqa Forex.
Qaybta Dhexe
Qaybtan waxaa ka helaysaa casharo taxanaa oo indhaha kuu furaya, waxaadna si qoto dheer u fahmaysaa suuqan iyo sida uu u samaysmo. Waliba waxaad si hufan u baranaysaa calaamadaha sameysma iyo sida ay u sameysmaan iyo waliba meelaha ay ka sameysmaan.
Qaybta Sare
Qaybtan waxaa kuugu dhan sirtii suuqa oo dhan, sababtoo ah waxaad ku baranaysaa qaab dabiiciga suuqa, qaab dhismeed-ka, sida suuqa loo falanqeeyo iyo waliba Darwiish Strategy oo ah awood kuu fududaynaysa sidii aad si fudud suuqan faa’iido joogtaa uga samayn lahayd.
Naftaada maalgasho
Guulaha Machadka
Intii uu jiray machadkani waxa uu soo saaray arday aqoon buuxda u leh falanqeynta suuqa iyo qaab dhismeedkiisaba. Ardaydii ka aflaxday machadkan waxa ay la noolyihiin noloshii ay ku haminayeen markii ay bilaabayeen suuqa Forex.
Muuqaal
Abaal-marinood
Macaamiil Faraxsan
Muuqaalo Tayaysan
Waxaa machadka dhexdiisa kuugu diyaarsan muuqaalo tafa-tiran, Waan hubnaa in aad sirtii suuqa Forex ka dhex helaysid Machadkan.
Caawimaad Joo
Mar walba waxaad si deg-deg ah u helaysaa caawimaad joogtaa oo su’aalaha kaa dhex guuxaya oo dhan lagaa haqab tirayo.
Suuqgeynta
Waxaa suuqgeyn noogu filan ardayda tayada leh ee aan soo saarnay haddii aan nahay Darwiish Academy, dadka raba in ay guulaystaan waxaa hormuud u ah dad guuleystay machadkana waxaa ka aflaxay arday guulaystay. Haddii aad rabtid adna in aad guulaysatid soo dhawoow oo ku soo biir machadkan.
Halkan ka dheeho dareenka iyo fal-celinta ardayda ka aflaxday machadkan oo guulaystayaasha ah

Waxaan ku noolahay China, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo Forex waxba ka aqoon. Alhamdulillah maanta waxaan ahay qof xora Faa'iido joogtaana ka sameysa suuqan , anoo adeegsanaya Darwiish Strategy...

Rahma
Waxaan ku noolahay Somalia Gaalkacyo, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo suuqan muddo ku jira balse aan wali fahmin falanqaynta suuqa iyo qaab dhismeedkiisa. Nasiib wanaag maalintaan ku soo biiray Darwiish Academy waxaan si qoto-dheer u fahmay...

Ayaan Maxamuud
Waxaan ku noolahay Somalia Galkacyo, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo forex muddo ku jiray sirtii suuqana aan aad u famsanayn. Nasiib wanaag markaan machad-Kan ku soo biiray waxaa ka helay siro badan oo aan horay u famsanayn. Maanta waxaan ahay...

Sadiiq
Waxaan ku noolahay Somaliland Hargeisa, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo Forex waxba ka aqoon, waxaan ahaa shaqaale saacad cayiman ku shaqeeya balse hada waan ka maar-may in aan shaqo danbe ka shaqeeyo. Sirtii suuqa markaan fahmay waxaan awood...

Idil Mowliid
Waxaan ku noolahay Turkey, Darwiish Academy waxaan ku soo biiray anoo suuqan ku wareersan sirtiisana aan wali fahmin. Nasiib wanaag waxaan ka faa'iidaystay cilmiiga dhex yaala Darwiish Academy, maanta waxaan ahay qof xora oo aan cidna u shaqayn iskiisna...

Abdisalaam
KU SAMEE SANDUUQADA FX EE FARSAMADA.
is Diwaanv GaliXulo Qiimaha la Awoodi karo
$79
Xirmada Bilaha ahBilow
- Asaasiyaad
- Qayb Dhexe
- Qayb sare
- Darwiish Strategy
- Falanqayn Todobaadlaa Isniin walba
- Falanqayn Todobaadka Dhexdiisa ah
- Falanqayn Todobaadka Dhamaadkiisa ah
- Qaab dhismeedka suuqa
- Qaab dabiiciga suuqa
- Awoodda Candlesticks-ka oo Qoraal ah
- Awoodda Patterns-ka oo Qoraal ah
$229
Xirmo saddex bilaaBixin
- Asaasiyaad
- Qayb Dhexe
- Qayb sare
- Darwiish Strategy
- Falanqayn Todobaadlaa Isniin walba
- Falanqayn Todobaadka Dhexdiisa ah
- Falanqayn Todobaadka Dhamaadkiisa ah
- Qaab dhismeedka suuqa
- Qaab dabiiciga suuqa
- Awoodda Candlesticks-ka oo Qoraal ah
- Awoodda Patterns-ka oo Qoraal ah
Akadeemiyada Blog
Lorem ipsum is a pseudo-Latin text used in web design, typography, layout, and printing in place of English to emphasise design elements over content.